
Hiiraan Blog
Waxaa Soomaaliya ay ahada ku jirtaa xiligii ugu xumaa ee jiritaanka magaca Soomaaliya ama Somali.
Sida la'og yahay Soomaaliya dhibaatada in wada gaartay oo Soomaalidu tahay dad dhibaatada wada wadaago, Maamulka ama hogaamiyaasha Soomaalida oo ku duul dareyray in ay dadkooga bad baadiyaan ayaa ka dhigtay in Soomaalidu maan tahay mid aad u nugul.
A/Laahi Yusuf iyo Nuur Cade oo sheeganyo hogaanka Soomaaliaya ayaa go'aanadoodu ay la la'deen Soomaali bad ee degaanka Hiiraan.
Xaalada Hiiraan ayaa maanta 8.2008 ay lamid tahay ama ay ka hooseysaa xaalada Soomaalida ogaden ku nool oo xid gudubyahada itoobiya ay hayso.
No comments:
Post a Comment