Shirkii jaaliayada hiicod ee dallka Finland ayaa ka dhacay Magaalada Vantaa 10.08.2008.
Shirkaa waxaa soo diyaariyey Hiiraan Community Development, arimaha shirkaugu weynaa waxey ahaa yeen.dhaqaalaha jaaliyada iyo sidii loo gargaari lahaa Soomaalida dhibaatada aya ka soo gaartey ciidamada shisheeyo iyo dagaalada sokeeye.
Shirka Jaaliyada ayaa lagu waafajiyey arimo dhowr ah.
- Gargaarda deg deg ah oo sida ugu dhaqsida badan loogu diro.
- Waxqadakii jaaliyada.
- dhaqaalaha jaaliayada 2008.
- Horay u marinta.
- Siyaasada jaaliayada .
- Qabashada shirkahaweenka HIICOD 2008.
Arimha shir oo balaarin waxaa soo gudbin doona dhawaan.
No comments:
Post a Comment