Thursday, July 10, 2008

Quudinta caruurta


Hiiraan Blog.

Hiiraan community development ee dalka Finland ayaa wado qorsha lagu quudin caruurta gobalka hiiraan.
Sida la ogyahay in dhibaatada ugu weyn ay ku dhacdo caruurta iyo inta liidato.
jaaliyada oo ah mid dhaqaalaheedu uu ku taagan yahay kaalmo ay bixiyaan Soomaalida ku dhaqan dalka Finland qaasatay in ku af tirsato Hiiraan.
Qorshada:



  • Aruurin dhaqaalo joogto ah,

  • Furis goob lagu quudiyo caruur aad u tabaaleysan.

  • Raadin barnaamid lagu hagaajinayo nolosha caruurta Soomaaliyeed.

Waxaan rajeyneynaa in dhamaan ay halkan kusoo bandhigaan figradahooda.


Fadlan noo reeb (comments)

No comments:

Post a Comment