Sunday, August 24, 2008

Luettelo hanketukea saaneista 2008-2010

Hiiraan Blog
Jaaliyadihii lasiiyey kaalmo dhaqaalo 2008-2010.
Luettelo hanketukea saaneista 2008-2010
  • Gannaane ry SOM/Peruskoulutuksen kehittäminen El Adden alueella 46 072 €37 948€ 39 363 €123 383.
  • Golis Naistenyhdistys ry SOM/Sidciyo charity -koulu 30 000 € 30 000€.
  • Lääkärin sosiaalinen vastuu ry, LSV SOM/Tuberkuloosin laboratoridiagnostiikan koulutuksen pilotti 30 000 €30 000€
  • Sahan International Relief Association SOM/Aikuisten koulutustuki 28 740 €28 740€
  • Sahan International Relief Association SOM/Peruspalvelu kehittäminen 29 834 €29 834€.
  • Shiffa ry SOM/NASIB- Naisten tiedottaja- ja mediakoulutus Somaliassa 60 221 €60 221€.
  • Somali sosiaalikehitys ry SSDA SOM/Godinlabe-ala-asteenkouluhanke 29 750 €29 750€.
  • Suomi-Somalia seura ry SOM/Neuvolatoiminnan tukeminen Somaliassa 20 000€ 20 000€.

Friday, August 22, 2008

Dhabaatada hiiraan ka soo gartay Dowlad sheegtayaasha.



Hiiraan Blog


Waxaa Soomaaliya ay ahada ku jirtaa xiligii ugu xumaa ee jiritaanka magaca Soomaaliya ama Somali.
Sida la'og yahay Soomaaliya dhibaatada in wada gaartay oo Soomaalidu tahay dad dhibaatada wada wadaago, Maamulka ama hogaamiyaasha Soomaalida oo ku duul dareyray in ay dadkooga bad baadiyaan ayaa ka dhigtay in Soomaalidu maan tahay mid aad u nugul.

A/Laahi Yusuf iyo Nuur Cade oo sheeganyo hogaanka Soomaaliaya ayaa go'aanadoodu ay la la'deen Soomaali bad ee degaanka Hiiraan.
Xaalada Hiiraan ayaa maanta 8.2008 ay lamid tahay ama ay ka hooseysaa xaalada Soomaalida ogaden ku nool oo xid gudubyahada itoobiya ay hayso.

Thursday, August 21, 2008

Ururka Daljire iyo ururka nabada Hiiraan.

Hiiraan Blog.

Ururka Daljre ee Fadhigiisu yahay wadanka UK iyo ururka nabada ee fadhigiisu yahay Stokholm oo deeq aad iyo aad uqiimo badan gaarsiiyey walaalahooda dhibaateysan. Waxaan ka rajeyneynaa ururada kale ee ka dhisan qurbaha ee ku abtirsada magaca gobalka Hiiraan ineey waxqabad deg deg ah la gaaraan umada qoraxda meel ay ka galaan heysan.

Wednesday, August 20, 2008

Baladweyne oo qarax ka dhacay maanta

Labo qof oo mid ka mid ah uu ka tirsan yahay ciidamada Itoobiya ayaa maanta ku geeriyooday Qarax iyo tacshiirad ka dambeysay oo maanta barqanimadii ka dhacday bartamaha magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan sida dad goob joogayaal ahi sheegeen.

Geerida askariga ka tirsan ciidamada Itoobiya iyo mid kale oo dhaawacmay ayaa timid ka dib markii kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku tuureen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa xaafada loo yaqaano Buundo weyn ee magaalada B/weyne, taasoo keentay in ciidamada ay ku jawaabaan rasaas culus oo keentay inuu ku geeriyoodo mid ka mid ah dadka taliyaha ee ku dhaqan magaaladaasi.

Tuesday, August 19, 2008

Warar naga soo gaaray degmada Buulu burde ee gobalka Hiiraan

Waxaa maanta oo ay tahay taariiqda 19.8.2008 laga furay magaalada Buulo burde iskool dugsi sare ah oo mudo dhan 16 sano xirnaa qilaafyo jiro awgiis. Maasha allaah maanta ayaa schoolkaas dib loo furay. Schoolkaas waxaa loogu magac daray shiiq la yiraahdo shiiq Maxamed Balcad allaha dhowree. Schoolka wuxuu ka koobanyahay 3 fasal, wax xafiis ah weli ma malahan lkn waxaa balan qaaday ineey gebi ahaan iskoolka dhisaan dhalinyaro u dhalatay degmada Buulo burde oo qurbajoog ah. Schoolkaan waxaa dhisay hay,adaha kala ah Zam Zam foundition iyo CRC. Buulo burde ma laheyn wax dugsi sare ah mudooyinkii dambe. Ardayda ka baxdo schoolada dugsiga hoose dhaxe waxay aadi jireen magaalooyin kale sida Baladweyne, Muqdisho. Lkn hada wixii ka bilowdo degmada waxaa laga hirgeliyey dugsi sare oo arday dambe oo aadi doono degmooyin kale majiri doono iyo muqdisho. Schoolkaas waxaa lagu dhigaa 10 maado, english ayaa inta badan wax lagu baraa ardayda, manhajtana waxaa laga keeney wadanka kenya. Hada waxaa socoto isqoristaee ardaygii daneynaya inuu degmadiisa iyo gobalkiisa wax ka barto asagoon qaraabadiisa ka fogaan ha isgeeyo meesha ay ka socoto is diiwaan gelinta. Maasha allaah Jalalaqsi school ayaa laga furay Buulo burdena school waxaan sugeynaa in tuulooyinka kalena laga hirgeliyo schoolo kale insha allaah.
Walaalkii doonaayo inuu saacido schoolka Buulo burde hala xiriiro Maamulaha schoolka Maxamed Cabdulle Maxamuud c% Hiiraan (Buulo Burde)

Warkaan waxaa soo diyaariyey Mohamed Keinaan Vantaa Finland. www.finsom.net ka dib Hiiraan Community Development. dhanka midig ka aqriso hadaad dooneyso wararka sax da ah ee Hiiraan.

Saturday, August 16, 2008

Dhimashada oo lagu qiyaasay ilaa 14 qof

Hiiraan Blog.
In lagu qiyaasay 14 dhimasho ayaa ka dhacday Balad weyn, tasoo ay geesteen ciidamada shisheeye iyo ururka xureenta.
14 ku dhinatay ayaa 4 lagu sheegay in ay yahiin ciidamada shisheeye.
labanya aya yihiin ururka dib uxureenta Soomaaliya, inta dhiman aya yihiin muwaadiniin Hiiraan.

Xasuuqi Baladweyn ee Hiiraan 16.8.08

Hiiraan Blog:
waxaa dagaal ay dad badani ku la deen uu ka dhacy magaalada B/wey oo ah caasimada Gobalka Hiiraan.
Xiriir aan suubiyey degaan B/weyn ayaa shaagay in dagaalka uu u dhaxeeyey xoogaga isbaheysiga iyo ciidamada shisheeye.
Waxa ay dhibaatada badan soo gaartay dadka shacibka, magaalada gudaheeda waxaa haatan yaalo meedad ay dileen ciidamada shisheeyaha.

Sidaa noola shaagay waxaa dhinaca xuduuda itoobiya ka soo socdo ciidamo dhan 2000, ku wasoo gurmad u ah ciidamada halkaa joogo.

Jaaliyada Hiiraan ee Finland oo shir degdeg ah ka yeelaneyso sidii dadkaa loo kaalmeyn lahaa.

Civilians killed in Somalia firing.

Aljazeera:

Ethiopian forces have opened fire on two civilian buses near the Somali capital, Mogadishu, killing at least 30 passengers, witnesses say. Ethiopian soldiers in the town of Arbiska sprayed gunfire on the two vehicles, one of which was travelling from the capital and the other from nearby Afgoye, the witnesses said on Friday.

Other witneses said Somali government troops and their Ethiopian allies sprayed bystanders with gunfire in response to two separate bomb attacks, killing at least 40 people.
"I saw 37 dead civilians near Arbiska, where the Ethiopian forces indiscriminately opened fire on two civilian buses," said Ahmed Husein Mohamed, a local elder who witnessed the killings.

Scenes of carnage.

All the witnesses and residents gave death tolls of at least 30. They said all the victims appeared to be civilians and described scenes of carnage. "It's a scene of complete destruction of human life - everyone is dazed," Mohamed said. Another witness, Amino Hasan Adan, said: "They killed everyone on the buses, there was blood everywhere. It was unbearable to look at the scene."
She said she counted the bodies of 29 men, seven women and a child. It was not immmediately clear what prompted the Ethiopian troops - in Somalia to prop up a fragile interim government under attack from fighters loyal to the Union of Islamic Courts opposition - to open fire. The Ethiopians had come under attack three times earlier in the day, once by a roadside bomb and twice by gunfire. Adan Moalim Yahye, another witness, said: "The Ethiopian forces opened fire on the two civilian buses and they killed many. I personally counted 15 just in one spot, but I could not reach some of the other places, where people are saying many others were killed."

'Indiscriminate killing'
Hassan Sheikh Ali, a medical doctor at the nearby Afgoye hospital, said 10 wounded people were brought in. "Most of them are in shock, but they explained that many civilians were indiscriminately killed," he told AFP news agency.
The Ethiopian military in Somalia rarely comments on such incidents and it was not immediately possible to confirm the toll from Somali security sources. The Ethiopian army rolled into Somalia in late 2006 at the request of the embattled transitional government. They ousted the fighters controlling large parts of the Horn of Africa country. The fighters have since reverted to guerrilla warfare and have been targeting Somali government forces, Ethiopian troops and African Union peacekeepers almost daily.

Death toll.
Civilians have borne the brunt of the conflict. According to international rights groups and aid organisations, at least 6,000 people have died over the past year. The bloodshed in Arbiska came only two days after a similar incident south of Mogadishu, on the road between the capital and the town of Wanlaweyn. According to witnesses, Ethiopian forces mistook a civilian minibus travelling at night as hostile and opened fire, killing five civilians. In April, Amnesty International, a London-based rights watchdog, accused Ethiopian forces of committing grave abuses against civilians after a raid on a Mogadishu mosque the previous month. Addis Ababa denied the charges.

Monday, August 11, 2008

Shirkii HIICOD 10.08.08 magaalada Vantaa.

Hiiraan Blog.
Shirkii jaaliayada hiicod ee dallka Finland ayaa ka dhacay Magaalada Vantaa 10.08.2008.
Shirkaa waxaa soo diyaariyey Hiiraan Community Development, arimaha shirkaugu weynaa waxey ahaa yeen.dhaqaalaha jaaliyada iyo sidii loo gargaari lahaa Soomaalida dhibaatada aya ka soo gaartey ciidamada shisheeyo iyo dagaalada sokeeye.

Shirka Jaaliyada ayaa lagu waafajiyey arimo dhowr ah.

  • Gargaarda deg deg ah oo sida ugu dhaqsida badan loogu diro.
  • Waxqadakii jaaliyada.
  • dhaqaalaha jaaliayada 2008.
  • Horay u marinta.
  • Siyaasada jaaliayada .
  • Qabashada shirkahaweenka HIICOD 2008.

Arimha shir oo balaarin waxaa soo gudbin doona dhawaan.

Thursday, August 7, 2008

Shirweynihii labaad ee Jaaliyada Hiiraan

Hiiraan Blog.
Shirka weynaha labaad ee jaaliyada Hiiraan ee dalka Finland.
Shirka waxaa ka dhacaa Vantaa Myyrimäki Bostada tariinka M,
waqtiga shirka 16:00-20:00.
ka soo xiriir Telefonka : keynaan. 0440110818.

Tuesday, August 5, 2008

HiCEP- Hiran Community Education Project

Hiiraan Blog: News from the Hiran Community Education Project in Beled-Weyne, Somalia.

Prof Daa'uud Xassan iyo Margaret. oo ahaa aas asihii Ururka HiCEP oo ahaa mid wax laagu qabanayey waxbarashda dadka Soomaaliyeed ee degen Hiiraan.
HiCEP ayaa hakadan ka dib markii la dilay Prof daa'ud iyo shaqaale kale oo ajaanib ah.

Halkan waxaad ka heli doontaa warbixintii ururka oo dhan iyo dhismihii Iskuulaha Hiiraan.
margaret@hicep.org.uk

Monday, August 4, 2008

Jaaliyadda Reer Hiiraan ee dalka Switzerland

Hiiraan Blog. SAWIRADA HIIRAAN 7.2008
Jaaliyadda Reer Hiiraan ee dalka Switzerlandoo deeq lacageed gaar siisay dadkii ku barakacay dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne.

Jimco, August 01, 2008(HOL):

Iyadoo maalmihii aynu soo dhaafnay si weyn looga deyrinayay Xaaladda Nolasha dadkii ku barkacay Dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa deeq lacageed oo dhan ( 2000 $ doolar) la gaarsiiyay in ka badan 200 oo Qoys iyo 14 isugu jira dadkii wax yeeladu ka soo gaartay dagaalka. Guddoomiyaha Golaha Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan Nabadoon Dacar Xirsi Xooshow oo deeqda gaarsiiyay dadkii loogu tala galay, ayaa ka hor intii uusan deeqdan qeybin waxaa uu kormeer ku soo maray qaar ka mid ah xeryaha ay ku jiraan dadka soo barakacay iyo Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay Dagaallada, waxaana intaas kadib laga bilaabay bixinta kaalmada lacageed Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne.