Itäkeksus oo maalmahan noqoaty mid ayaa yaraadeen Dhibatadii dadka muqaadaradka icticmaalo iyo dhalinyada oo halkaa ku caweeyo.
Sidaa darteed waxaa dhalinyada loo sheegi in ay ka fogaadan halka dadaka xun ay ku kulmaan tasoo keeni karto in macaga uu kalkaa kaaga xumaado.
Waxaa arkay gabar la moodo Soomaali ayaa waxey la fara cayaareysay niman aad u sarkhaansanaa oo na u muuday iney nolosheegu aad u xumeed.
ReplyDeletearintaa ayaa waxaa la yaabay dadkii finaishka ahaa ee wadada marayey maadaam uu dhaqanka soomaaliada lagu aqoon.