Sunday, January 4, 2009

Diyaarintii dhaqaalihii gudiga waqooyiga yurub.

Hiiraan Blog.
Jaaliyada Hiiraan ee dalka Finland ayaa ku guuleysatay in ay diyaasito dhaqaalo loogu lagu hor marinyo gobalka Hiiraan.

Dhaqaalhaa oo ahaa mid lagu heshiiyey shirkii Sweden ee gudiga waqooyiga yurub, Jaaliyada Hiiraan Relief Association xubnaheeda ayaa ku guuleysay in ay dhaqaalada diyaarinyaan.

Shirkii dhismaha gudiga Waqooyiga Yurub ee Hiiraan

Hiiraan Blog.

Shir lagu qantay caasimada Finland 26.12.2008 ayaa lagu soo doortay gudiga matalaya Jaaliyada reer Hiiraan ee Waqooyiga Yurub.
Sidii lagu soo go'aan saday wadan Sweden in la dhiso gudi kulmiyo maamulka jaaliyada ka soo jeedo Hiiraan ee waqooyiga yurub.

Jaaliyada Hiiraan ee Finland ayaa soo dooratay 3 xubnood oo matalaya jaaliayada reer hiiraan ee waqooyiga Yurub.
  • Hassan Ali Abdi.
  • Mohamed Diria.
  • Ugaas Abdi Ali